Miisaaniyada Maamulka Jubbaland ee sanadka cusub 2021 oo la ansixiyey

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo ay kasoo qeyb galeen Xubnaha golaha oo uu kamid yahay Madaxweyne ku xigeenka koowaad. Wasaarada Maaliyada ayaa golaha u soo bandhigtay miisaniyada Sanadka 2020-2021 iyadoo akhrin iyo ka doodis dheer kadib ay golahu ansixiyeen waxaana miisaaniyadu ay dhan tahay 25,032,449.70 taasoo … Continue reading Miisaaniyada Maamulka Jubbaland ee sanadka cusub 2021 oo la ansixiyey